Shaqaalaha Dowlada Hoose ee Kismaayo oo Tababar loogu qabatay Magaalada Kismaayo.

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arimaha gudaha fadaraalka iyo dibu heshiisiinta Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ugu qabatay Kulan Aqoon is weydaarsi ah Shaqaalaha Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo gaar ahaan waxda Shatiyada Dowlad Hoose.

kulankan ayaa ku saabsanaa sida Shaqaalaha waaxda Shatiyada ula dhaqmi lahaayeen Bulshada ay u shaqeeyaan gaar ahaan Ganacsatada xiliyada ay ka soo aruurinayaan Shatiyada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya