Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jira hooyooyinka badan oo in mudo ah ku jira iibinta dharka noocyadooda kala duwan kuwaasi oo ka raadsada dhaqaalaha ay guryahooda ku biilan lahayeen.
Ganacsatadaan ayaa waxey dharka ku iibiyaan suuq weynaha magaalada baydhabo iyadoo sidoo kale iibiya dharka diyaarsan ee baatiyaasha ah kuwaas oo iibsada dadka safarleyda ah ee u baahan dharka diyaarsan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa