Wasaaradda arimaha gudaha Galmudug oo bilowday dhismaha golaha Deegaanka Xeraale.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arimaha gudaha Galmudug Omar Mohamed Diiriye (Omar guureeye) iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa Degmada Xeraale u tagay dhismaha golaha Deegaanka Degmaadas.

Wafdiga ugu horeyn waxaa Xeraale ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha Degmada Bashiir Daahir Yusuf waxana uu sheegay maamulka iyo bulshada ay mudo sugayeen dhismaha golaha Deegaanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya