Wax-garadka Degmada Guriceel oo ku baaqay in laga qayb-qaato dhismaha Masjidka wayn ee Magaalada

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo uu billowday dhismaha Masjidka wayn ee degmada Guriceel ayaa Culimada iyo guddiga gacanta ku haya dib-udhiska Masjidku waxaa ay bulshada wanaagga jecel ugu baaqeen inay wax ku darsadaan dhismaha Masjidka. Maamulka magaalada Guriceel ayaa dhankiisa waxaa uu boorriyay howshan dib u dhiska Masjidka isagoo umadda ugu baaqay inay kaalin ka gaystaan dhismaha Masaajidka.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya