Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Wara-dhuumale oo qiyaastii 50km dhanka waqooyi ka xiga Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo uu hoostago ayaa laga dhagax dhigay Isbitaal ay si isxilqaan ah dhismihiisa u fulinayaan dadka deegaanku.
Wara-dhuumale ayaa ah deegaan ay ku noolyihiin bulsho aan haysan adeegyada aasaasiga ah ee nolosha sida caafimaadka iyo waxbarashada ayaa dhalinyaro kasoo jeedda deegaanka waxa ay billaabeen hirgelinta xaruntan Caafimaad oo hadda la dhagax-dhigay. Qaar kamid ah odoyaasha deegaanka oo warbaahinta kula hadlay goobta dhagax dhigga ayaa ka warbixiyay baahiyaha ka jira Wara-dhuumale.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya