Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Dalka Sweden

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Gobolka Banaandir ayaa kulan sagootin ah Xalay  u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Duqa Magaaladda Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi Aaden Cadaani, kaas oo maalmihii lasoo dhaafay howla shaqo u joogay Magaalada Muqdisho.

Kulankan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka, Guddoomiyaasha Degmooyinka iyo mudayaal kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya