Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada guriceel iyo taliska booliska Degmada ayaa kullan ay laqateen Bulshada Deegaanka Balli-cil oo hoos yimadaa Guriceel waxa ay kala hadleen amniga iyo nabad kuwada noolanshaha bulshada Deegaanka.
Gudoomiye ku xigeenka Degmada Guriceel Shafici Jaamac Cabdi ayaa u sheegay bulshada Deegaanka in aan laga aqbali karin in qof dhul iska xareysto ama ku sheegto milkiyad been ah.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya