Tababar ku saabsan xog uruurinta oo lagu qabtay Baydhabo

0
120

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaraadda Qorsheynta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo Ka daah furey tababar ku saabsan habka xog uruurinta tafatirista iyo soo bandhigista xogaha.

Tababarkaan oo socon doono mudo saddex maalmood ah, ayaa waxa shaqaalaha wasaaradaha lagu bari doonaa habka xog uruurinta tafatirista iyo soo bandhigista xogaha.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya