Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ku nool kaamka Waamo-3 ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay wajahayaan xilligaan daruufo adag waxaa aysan heeysanin adeegyada asaasiga u ah nolasha Qoysaskaan ayaa inta badan waxaa haysta hooy la’aan caafimaad daro iyo raashin la’aan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya