Deeq gar gaar ah oo la gaarsiiyay dadkii ka Barakacay fatahaada Baladweyne ee ku nool Deegaanka Ceel jaale.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saraakiisha iyo ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka ku meel gaarka midowga Afrika ee ATMIS islamarkana ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa deeq iskugu jirta raashin, biyo iyo daawo gaarsiiyay qoysaska ka barakacay fatahaada webiga shabeelle ee ku sugan xaafadda Ceel jaale ee magaalada Baladweyne.

Qeybinta deeqdan ayaa waxaa goob joog ka ahaa taliyaha ciidamada Jabuuti Hiil walaal Sagaal Col Xumad Axmed Maxamed iyo taliyaha qeybta afaraad ee ciidamada ATMIS Col Xassan Jaamac Faarax.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya