Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliland ayaa Magaalada Hargeysa ku qabatay Kulan lagu gorfaynayey mashaariicda uu Baanka Aduunku Maalgaliyo iyo sida ugu haboon ee looga faa’iideysan karo Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirada Wasaaradaha,Mareynta,waxbarashada,biyaha,Beeraha,Qorsheynta, Deegaanka iyo isgaarsiinta.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya