Ganacsatada Ku Iibisa Rootiga Suuqyada Baydhabo Oo Soo Wajahday Suuq Yari.

0
88

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Rootiga waxaa uu ka mid yahay rashiinka sida maalin laha ah ee loo iibsado, waxaana jira dhalinyaro badan oo iibinta rootiga ka raadsada nolol maalmeedkooda.

Qaar ka mid ah dhalinyarada iibisa rootiga ayaa sheegay in hada uu jiro hoos u dhac ku yimid iibinta rootiga.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya