Xarun lagu qurxiyo haweenka oo laga hirgeliyay Baladweyne.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ismahaan Maxamuud Muumin Waa Hooyo haaysato caruur hadane wax baratay waxa ay Magaalada Baladweyne ka hirgilisay Xarunta shoobinka iyo qurxinta dumarka ee isma Cosmatic.

Hooyo ismahaan ayaa shaqadan ka maareysa nolosha caruurteeda waxa ayna sidoo kale wax bartaa dumar badan kuwaa oo hada qaarkood shaqeysta waxa ayna Warbaahinta uga warantay qaabka ay ushaqeysato.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya