Shirka Dib u eegista cudurka Duumada oo lagu qabtay Magaalada Garoowe.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa magaalada Garowe ka daahfurtay Shirka dib u eegista iyo qorsheynta Degmooyinka Ciribtirka Cudurka duumada ee Puntland kaasi oo soco doona mudo laba maalmood ah.

Daahfurka shirkan waxaaa ka qeybgalay xubno kamid ah Wasaaradda Caafimaadka Puntland,Dhaqaatiir iyo masuuliyiin kale oo ka socday Hay’adaha WHO iyo UNICEF.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya