Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyado wali ay sii kordhayan dadka ku barakacaya fatahaada Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan islarmarkana ay jiraan dad wali ku godoodsan qaar ka mid ah xaafadaha Magaaladaasi ayaa Maamulka Hirshabeelle waxa ay shaacisay ay wadaan daad gureynaaya dadka Fatahaadaha ay saameeyeen.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa