Jaamacada Koonfurta Soomaaliya Oo Soo kordhisey Waxbarashada Heerka Labaad ee Master ka.

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jaamacada koonfurta Soomaaliya Ee Magalada Baydhabo Soo Bandhigtay kuliyado kala gedisan oo muhiim u ah bulshada iyo Barnaamijyo dhamaystiran oo lagu qaadanayo darajada Heerka Lbaad ee Master Degreega, Waxaana kulanka ka soo qeyb galey ardey,macalamiinta jaamacada iyo marti sharaf kale.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah faahinaya