Bulshada Dhoobley oo Loogu baaqay in ay ka fogaadan goobaha Nadaafadoodu hoosayso.

0
133

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Muuse Cabdi Garas oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha xaruumaha caafimaad ee ku yaala Magaalada Dhoobley ayaa bulshada Dhoobley ugu baaqay inay la fogaadan goobaha Nadaafaddodu hooseyso si loo helo bulsho Caafimaad qabta.

Dhanka kale Dr Muuse ayaa bulshada la wadaagay talooyin ku aadan in ay ka digtoonaadan dhibaataaada Caafimaad darro ee ka dhalan karta biyaha wasaqysan ee dadka qaar ay ku ag ganacsadaan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya