Macalimiinta Dhoobley oo waalidiinta ugu baaqay in ay ka qeyb qataan nabadda iyo Horumarinteeda.

0
161

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Macalimiinta waxa kadhiga Iskuulada ku yaala Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay waalidinta Soomaaliyeed ugu baaqen  in ay ka qeyb qataan Nabadda iyo Horumarinteda iyo sido kale in ay Caruurta Baraan xiliyada ay Guryaha Jogaan nabada iyo wanaageeda.

Qaar kamid ah macalimiinta wax ka dhigaa Iskuulada ku yaala Degmada Dhoobley oo aan wareysi layeelanay ayaan wax ka weydiinay Doorka  ay walidiintu kaqadana karaan Horumarinta Nabada waxayna ay Sheegeen in ay Waalidiintu ka qaadan karaan Horumarinta Nabadda Door muhiim maadamo ay yihiin halka uu ka soo bilaabmo Aas Aaska Bulsho.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa