Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Goobweyn ee dhaca waqooyiga Magaalada ksiamayo oo ah Deegaan Qadiimi ah waxaa ku nool qoysas badan oo ay nolashooda ku tiirsantahay wax soo saarka beeraha iyo kaluumeysiga iyo xoolaha ayaa waxaa qaar kamdi ah kaluumeysatada Deegaankla oo lahadlay warbaahinta ay shegeen in aysan heysan Agabka wax lagu soo Jalaabto sida Doomaha iyo Shabaagta.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya