Dhalinyarada waxbaratay ee Magaalada Dhoobley oo ku baaqay in latayeeyo Waxbarashada Degmada.

0
153

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tayeeynta waxbarashada waxa ay kaalin weyn ka qaadaneysa Horumarka guud ee dalka iyo Horumarka Magaalo walba oo Waxbarashadeeda la tayeeyay.

Dhalinyarada waxbartay ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa ku baaqay in la tayeeyo waxbarashada degmada iyo guud ahaan tan Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya