Maamulka Degmada Mahadaay oo ka Hadlay fatahaada Wabiga Shabeelle.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa saameyn ku yeeshay tuulooyin dhaca degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe iyo sido kale tuulooyin Hoos yimaada Magaalada Jowhar.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya