Haweenka Uurka leh oo looga digey halista dhiig baxa uu leeyahay.

0
88

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta Badan Dhaqaatirta Soomaliyeed ayaa waxey Haweenka waqtiyada ay uurka leeyihiin siyaan talooyin caafimaad oo dan u ah iyaga iyo ubudka ay coloosha ku sidaanba maadama haweenka uurka leh ay la soo kulmaan marxaladooyin kala duwan ilaa laga gaaro waqtiga dhalmadooda ayna u dheertahay foosha xanuunkeeda Dhiig baxa ayaa ah xanuun ku dhaca haweenka xilliga dhalmada kadib kaaso halis ku ah hooyada Uurleyda ah.

Dhiig furanka ayaa inta badan yimaada marka ay Hooyadu la socon weydo xaaladayda caafimaad xilliga uurka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa