Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada maamulka Galmdug waxaa ka jira Haweenka ka shaqeeya arrimaha Samafalka islamarkaana door muhiim ah kuleh waxaana La sheegay in dumarkaasi ay yihin kuwa xog-ogaal u ah arrimaha bulshada dhexdeeda kajira gaar ahaan dadka intooda dhibaateysan ama gargaarka u baahan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaysa