Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa agab Caafimaad kala wareegay Hay’adda Caafimaadka aduunka WHO.
waxa ka qayb-gelay madasha Agabkan lagu wareejinayey Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Masuuliyiinta Xafiiska Hargaysa ee ha’yadda Caafimaadka aduunka WHO.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya