Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Nabada waa tiirka koobaad ee aas-aaska noolasha ama xaalad xasiloon oo lagu wada noolaankaro Nabada waa laga maar-maan, waxaa u baahan noolaha dhammaantii.
Dalka markii uu burburay waxaa gebi ahaanba ka hayaamay duurjoogtii iyo dadkii, waxayna noolal cusub ka raadiyeen wadamada deriska, waxaa sidoo kale nabaadguuray dhulkii.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa