Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo ku howlan sidii Bulshada Wisil u heli lahayd adeeg Caafimaad oo ku filaan.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo bilihii lasoo dhaafay cabashooyiin xoogan oo ku aadan caafimaad darro ay kasoo yeereysay bulshada ku nool magaalada wisil ee koonfurta gobolka mudug ayaa iskuduwaha wasaarada caafimaadka degmada wisil ee dowlad goboleedka galmudug maxamed macalin maxamuud waxa uu sheegay inay wax ka qaban doonaan baahiyaha caafimaad ee kajira degmada wisil iyo deegaanada hoos yimaada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya