WARARKA Maamulka Magaalada Baydhabo oo wada dhismaha wadadii sadexaad oo Interlock ah. By admin - April 28, 2023 0 147 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaafadaha wadajir iyo waabari ee magaalada Baydhabo Janaay ayaa laga bilaabay dhismaha wadadii sadexaad oo laga hirgilinaayo xaafadahaasi taasoo ah wado Interlock casri ah. Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/04/Warka-firdawsa-Maamulka-Magaalada-Baydhabo-oo-wada-dhismaha-wadadii-sadexaad-oo-Interlock-ah.mp3