Bulshada Kismaayo oo loogu baqay inay ka taxadaraan goobaha biya mareenada.

0
132
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalmahan waxaa Magaalada Kismaayo ka da’ay roobka Gu’ga taas oo sameen ku yeeelatay bulshada danta yar ee ku nool Magaalada Kismaayo.
Gudoomiye kuxigeenka Degmada Kismaayo ahna Xoghayaha Dowladda Hoose Daahir Xussen Cabdi ayaa bulshada ugu baqay in ay taxadar gooni ah sameeyaan inta uu soocada Rooobka Gu’ga.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa