Beeralayda Jubbaland oo loogu baaqay in ay ka faa’iiideystaan xili roobaadka Gu’ga.

0
125

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xilli saacadiihii lasoo dhaafay Magaalada kismaayo iyo Deegaano katirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland uu ka curtay Roobka gu’ga ayaa wasiirka Wasaaradda beeraha iyo waraabka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Geele Maxamed Aaden fariin u diray Shacabka reer Jubbaland in ay beeraha fashaan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya