Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaaladsa kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose iyo Nawaxigeeda ayaa waxa ka da’ay Roobab laxaadleh kuwas oo samayn ku yeeshay isku socodka dadka iyo Gaadiidkaba gaar ahaan dadka danyarta ah
Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada kismaayo ayaa sheegay in roobku bara kiciyay Boqolaal qoys isla markaana ay kuwayeen guryahoodii.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya