Maareeyaha garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb oo sheegay in dhowaan la billaabi doono Dhismaha Garoonka

0
114

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cabdiwali Cali Faarax, Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb oo waraysi siiyay Raadiyaha Daardheer ayaa sheegay in bilaha nagu soo aaddan la filayo in la billaabo Mashruuca lagu dhisayo Garoonka Ugaas Nuur ee Caasimadda Galmudug oo dayactir iyo qalabayn u baahan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawaramysa