Tartan kubadda cagta oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Garoowe.

0
81

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Garoowe Cabduqaadir Maxamad Maxamuud ayaa soo xiray tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee loo qabtay dhalinyarada cuslaatay.

Ujeedka loo qabtay tartanka ayaa waxa uu ahaa is dhexgalka dhalinyaradda magaalada garoowe inta uu socday tartankaan waxa kaso qayb galay kooxo badan oo ka dhisan magaalada garoowe.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya