Dhalinyarada Naafada ah ee Dhuusamareeb oo codsaday in shaqo abuur loo sameeyo

0
77

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada naafada ah ee kusugan magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa codsaday in la baro xirfado ay ku shaqeysaan islamarkaana ay waxsoo saar ka samayn karaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaysa