Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Gara-adag iyo Culimada ayaa ka dhagax dhigay deegaanka Machad Cusub oo lagu baran doono diinta iyo maadiga kaaso lagu dhisayo iskaashi bulsho.
waxaa ka qeyb galay madasha dhagax dhiga culimaa’udiinka deegaanka odaayasha dhaqanka iyo maamulka deegaanka Gara-adag.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya