Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maxamad Shariif Cali oo kamid ah xoogsatada Baladweyne ayaa nolosha qoyskiisa ka maareeya iibinta midaawaadka ka sameeysan dhirta kuwaasi uu ku dul iibiyo gaari gacan.
Midaawaadka uu iibiyo ayaa waxaa kamid ah malabka,Xabad sowdada,Kaamirul-aswadka,Kasbarka iyo Sibirka .
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa