Gudomiyaha Yoontoy oo kawarbixisay samaaynta uu roobka ku yeeshay barakacayasha Deegaanka

0
74

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Yontoy oo ka mid ah deegaananada waqoyi Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka curtay roobka gu’ga taas oo sameen ku yeelatay Barakacayasha ku nool Deegaanaka madaam aay ku nool Deegaanka qoysas dan yar ah oo aan heesanin meel ay kaga gabadadan  dhibada roobka waxaan u  sii dheer ma heestaan adeegayada asasiga u  ah nolosha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya