Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay munaasabad lagu xusayay maalinta duumada adduunka

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu xusayay Maalinta duumada Aduunka oo sanadkiiba mar laqabto ayaa maanta lagu qabtay Magaalada kismaayo ee xaruunta gobolka Jubbada Hoose.

Munaasabadda lagu xusayay maalinta duumada aduunka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddomiyaha arimaha bulshada Golaha Wakiilada Jubbaland xildhibaan Shire Cabdi Maxamed iyo mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawarmaya