Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo boqasho kutagay Deegaanka Gadooon.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdigaan oo iskugu jiray Wasiiro katirsan Dowlad goboleedka Galmudug maamulka Caasimada Dhuusamareeb iyo aqoonyano ayaa garay degaanka Gadoon oo hoostaga Magalada Dhuusamareeb waxana wafdiga halkas kusodhaweyey Maamulka degaanka iyo bulshada qeybaheeda kaladuwan.
Ujeedka wafdigan ayaa ah sidii gadoon qeyb uga noqon laheyd Deeganada kamid noqday Degmooyinka cusub ee Galmudug.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa