Dood cilmiyeed ku saabsan doorka golaha degaanka oo lagu qabtay Magaalada Qardho.

0
141

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Machadka Siyaasadda iyo Cilmi Baarista ee Institute for Policy Research and Dialogue (IPRD Institute) ayaa magaalada Qardho ku qabtay dood cilmiyeed ku saabsan, doorka Golaha Deegaanka la soo doortay ay ka qaadan karaan dawlad wanaagga si loo gaaro horumar waara.
Waxaana doodan ka qeybgalay duqa degmada Qardho , mudaneyaal ka tirsan Golaha Deegaanka, aqooyahano iyo martikale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya