Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee Sodma ayaa deeq raashiin iyo dawooyiin isugu jira gaarsiisay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Deeqdan oo isugu jirtay Raashiinka Noocyadiisa kala duwan iyo Daawooyiin waxaana loogu talo galay dadka bukaanada ku kujira isbitaalka madiina ee Muqdisho.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya