Arday oo fursado waxbarasho oo bilaash ah ka helay madrasada Al-Luqmaan ee Baladweyne

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 60 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay madarsada Al luqman ee Magaalada Baladweyne.

Ardayda la siiyay fursadaha waxbarasho ayaa ahaa kuwo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya