Maamulka Magaalada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay ineey ka shaqeyaan hormarinta nabadda

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duqa Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa waalidiin ku nool Magaalada kismaayo ku booriyay inay xakameeyaan caruurtooda kadib markii maalmihii la soo dhaafay Magaalada ku soo bateen caruur si koox koox ah isku dagaalaya.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya