Maamulaha Madarasada Ibnu Qayim oo kawarbixiyay Baahiyaha Waxbarasho ee Madarasadaasi.

0
146

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Macalin Cabdiweli Xusen Cabdiraxman oo ah Maamulaha madarasada Ibnu Qayim oo kamid ah madaarista Qur’aanka karimka ee Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay baahiyaha dhanka waxbarashada ah ee ka jira madarasadaasi oo ay wax ku bartan ardayda ku nool kaamka hodan ee Magaalada Dhoobley.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya