Warbixin:-Sidee ayay u ciideen Dadka Barakacayaasha Ee Ku Nool Duleedka Magalada Baydhabo.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Guud ahaanba Caalamka meel welbo ay ku nool yihiin muslamiinta looga dabaal degey munaasabada ciidul fidriga ayigoo hambaliyo isuga direy.

Kaamamka barakacyaalka ah ee ku yaala duleedka magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa Nool qoysas danyar ah oo isuga jira caruur haween wayeel iyo dad naafa ah.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya