Maamulka Iskuulka New Waamo ee Magaalada kismaayo oo kawarbixiyay Nidaamka Waxbarasho ee Dugsiga.

0
167
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarshada ayaa ah furaha noolasha , waxayna   bulshada kunool magalada Kismaayo ay daremeen ahmiyada ay leedahay waxbrashada.
Iskuuladda ay gacanta ku hesa wasaarada waxbarshada  Jubbland ayaa ah kuwa ardeyda dhigta ay ka helaan w axbarho lacag la,aan ah si ay waxbarshadood heer sare oga garaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya