Arday danyar ah oo fursado waxbarasho ka helay Iskuulka Gurmad ee Baladweyne.

0
95

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 60 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka gurmad ee magalada Baladweyne.

Ardayda la siiyay fursadaha waxbarasho ayaa ahaa kuwo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya