Masuuliyiin Dhuusamareeb ugu hambalyeeyay guusha ay ka gaartay tartan Cilmiyeedka warbaabinta Qaranka

0
104

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhuusamareeb oo kaalinta koowaad ka gashay tartan cilmiyeedka Bishara Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka ayaa waxaa hambalyo ku aaddan guushaas la wadaagay masuuliyiin ay kamid yihiin Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Guddoomiyaha Caasimadda Galmudug.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa