Goobaha macmacanka lagu iibiyo ee Dhusmareeb oo diyaar garoowga cidda laga dareemayo.

0
124

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo malmo kooban ka dhimantaha ciiddul fidriga ayaa goobaha lagu iibiyo macmacanka Magaalada Dhuusmareeb ee Caasimada Galmudug laga dareemo mashaquul aad badan bulshada qeybahooda kala duwan ayaa iibsana waxyabaha mac macaanka sida xalwaadda ,buskudka doorsha iyo kuwa kale oo badan qaar ka mid ah Ganacsiga iibiya macmacanka ayaa radio daar dheer uga waraba sida loga dareemayo u dayargarowka ciidda magalada dhusmareeb ee casimada galmudug dadku ay u iibsanayan macmacanka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa