Caruur ay dhaleen wariyaal dhintay oo deeq lacageed loogu qeybiyay Muqdisho.

0
117

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qeybta warfaafinta Madaxtooyada dalka ayaa deeq lacageed oo loogu talagalay ciidsiinta caruurtii ay ka geeriyoodeen wariyayaasha Soomaliyeed gudoonsiisay in ka badan 100 caruur ah.

Munaasabada lagu qeybinayay deeqdan lacageed ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka socotay madaxtooyada Soomaliyeed , wariyayaal iyo qaar kamid ah waalidka caruurta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa