Xarunta Agoonta ee cisman bin cafaan ee Ceerigaabo oo la gaarsiiyay deeq dhar ah.

0
137

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caruurta Agoonta ee ku jirta xarunta barbaarinta Agoonta ee Cisman Bin Cafaan ee magaalada Ceergaabo ayaa waxaa sanadkii lixaad la gaarsiyay deeq lacageed oo loogu talagalay in lagu ciid siiyo.

Lacgta lagu ciidsiinayo caruurtaan agoonta ah ayaa waxaa soo baxiyay dad muxsiniin ah waxaana loo soo wakiishay samfale Maxamad Khadar iyadoona mid kasto lagu doonsiiyay lacag dhan 40 dollar.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawarameya